On this Holy and Joyful Occasion May the Blessings Of Almighty Allah Come Down & Rest Upon your Shoulders And Upon Those Whom you Love And Treasure. May you Enjoy a Very Happy Eid this Year and Coming Years Too.
CIID WANAAGSAN: Munaasabadda ciidda barakaysan ee CIIDUL ADXA, waxaanu dhammaan umadda islaamka meel kasta oo ay joogaan u rajaynaynaa inay ku ciidaan ciid farxad leh oo barakaysan ilaahayna uga dhigo mid ay khayr iyo naxariista eebbe ku naaloodaann, Ciiddan iyo kuwa kale ee soo socdaba “Insha Allah” ….A A M I I N…A A M I I N.


