aroos1HAMBALYO….HAMBALYO……HAMBALYO. Dhammaan xubnaha reer Yusuf Geedeeye iyo reer Sharif Dhigacadde oo kala jooga adduunyada dacaladeeda, waxay iyaga oo aad ugu faraxsan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan qoyska cusub ee Maxamed Khalif Faarax iyo Sirad Cabdillahi Sharif oo bishan December 13keedii arooskoodu ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaanu qoyska cusub ilaahay uga baryaynaa inay noqodaan qoyskii isku raaga iskuna reeya ubad khayr qabana kala hela.

….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN……………………….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN………………….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN.

Waxaanu sidoo kale hambalyo farxad leh u diraynaa labada waalid ee aroosk iyo aroosadda oo aanu ugu hambalyeynayno carruurtada dhistay qoys islaam ah oo ku dhisan caqiidadeena suubban..ILAAHAYNA HA KA ABAALMARIYO DADAALKOODA….AAMIIN

Markale Maxamed iyo Sirad  waxaanu idin leenahay: LABADII HODMEE HOY WADA GALEE, HOODALE NOQDOO, HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA EE….HOOYOOO…….HOOYOOO…….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *