Qaydar Online » News in Somali

TACSI: YASIN AXMED SULUB
Waxaa maalintii Jimcihii ee bishu ahayd 24 March ku geeryooday magaalada DirirDawa ee dalka Ethiopia, ALLA HA U NAXARIISTEE YASIN AXMED SULUB.

Dhammaan qoyska reer Geedeeye oo kala jooga adduunka hareerihiisa, waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeryooday alla ha u naxariistee Marxuun Yasin Axmed Sulub, annagoo ilaahay ka baryayna in uu ilaahayna samir iyo iimaanna inaga siiyo isagana u naxariisto.

Waxaan si gaara tacsidan ugu diraynaa guud ahaan qoyska reer Axmed Sulub iyo gaar ahaan qoysaskii iyo carruurtii Yasin Axmed Sulub ka geeryooday annagoo ka tiiraanyaysan geerida marxuunka.

WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA INUU MARXUUNKAA NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO , KUNA MANAYSTO DURDURADA FIRDAWSA EE ILAAHAY ADDOOMIHIISA WANAAGSAN UGU TALA GALAY.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN ……

HAMBALYO AROOSKA: MAXAMED A. XASAN IYO UBAX M. GEEDEEYE
DHAMMAAN QOYSKA REER GEEDEEYE MEELKASTA OO AY JOOGAAN, DIBADDA IYO GUDAHABA:

Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda

Hooyo Amina Warsame iyo caruuteeda

Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda

Hooyo Cudbi Abokor iyo caruurteeda

Hooyo Faduma Axmed iyo caruurteeda

Hooyo Cibado Maxamud iyo caruurteeda

Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;

Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda

Xasan  Saleban Geedeeye iyo Amina Maxamed Xaji Axmed iyo carruurtooda

Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;

Cumar Maxamed Geedeeye  iyo Sahra Cabdi Burale iyo carruurtooda;

Cali-nur Maxamed Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;

Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurteeda

Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;

Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo carruurtooda;

Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo carruurtooda;

Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;

Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;

Cabdirisaq Maxamed Geedeeye  iyo Khadra Cabdillahi iyo carruurtooda;

Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;

Cabdicasiis Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa

Ayaanle Maxamed Geedeeye

Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

Maxamud  Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

Yasin Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa

Saleban Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa

Amina Maxamed Cali Geedeeye iyo caruurteeda

Khadra Ibrahim Maxamed Geedeeye

Sharmarke Ibrahim Maxamed Geedeeye

Cabdinasir Ibrahim Maxamed Geedeeye

Ikram Ibrahim Maxamed Geedeeye

Xusen Xaji Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdillahi Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdicasiis Abdulle iyo Amal Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed Xusen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed cumar iyo Katun Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda

Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda

Kamal Cabdi iyo Ayan Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdikhalaq Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda

WAXAY DHAMMAN TAHNIYAD IYO BOGAADIN U DIRAYAAN

MAXAMED AXMED XASAN IYO UBAX MAXAMED GEEDEEYE

OO BISHAN JULY 2016, AROOSKOODII KA DHACAY MAGAALADA GAROOWE GOBOLKA NUGAAL EE PUNTLAND.

WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA  HELA

AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

HAMBALYO AROOSKA: Maxamed Khalif Faarax iyo Sirad Cabdillahi Sharif
HAMBALYO….HAMBALYO……HAMBALYO. Dhammaan xubnaha reer Yusuf Geedeeye iyo reer Sharif Dhigacadde oo kala jooga adduunyada dacaladeeda, waxay iyaga oo aad ugu faraxsan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan qoyska cusub ee Maxamed Khalif Faarax iyo Sirad Cabdillahi Sharif oo bishan December 13keedii arooskoodu ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaanu qoyska cusub ilaahay uga baryaynaa inay noqodaan qoyskii isku raaga iskuna reeya ubad khayr qabana kala hela.

….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN……………………….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN………………….AAMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN.

Waxaanu sidoo kale hambalyo farxad leh u diraynaa labada waalid ee aroosk iyo aroosadda oo aanu ugu hambalyeynayno carruurtada dhistay qoys islaam ah oo ku dhisan caqiidadeena suubban..ILAAHAYNA HA KA ABAALMARIYO DADAALKOODA….AAMIIN

Markale Maxamed iyo Sirad  waxaanu idin leenahay: LABADII HODMEE HOY WADA GALEE, HOODALE NOQDOO, HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA EE….HOOYOOO…….HOOYOOO…….

HAMBALYO AROOSKA: Cabdirashid Dahir Faarax iyo Nadiya Cumar M. Geedeeye
Aabbe Cumar Maxamed Geedeeye iyo Hooyo Sahra Cabdi Burale iyo dhamman qoyska reer geedeeye waxay iyaga oo aad ugu faraxsan tahniyad iyo bogaadin u dirayaan qoyska cusub ee Cabdirashid Dahir Faarax iyo Nadiya Cumar Maxamed Geedeeye oo bishan August 23, 2013, arooskoodii ka dhacay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka..

Waxaa tahniyaddan diraya:

Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda;

Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda;

Hooyo Cudbi Abokor iyo caruurteeda;

Hooyo Faduma Axmed iyo caruurteeda;

Hooyo Cibado Maxamud iyo caruurteeda;

Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;

Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda;

Xasan  Saleban Geedeeye iyo Amina Maxamed Xaji Axmed iyo carruurtooda;

Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;

Calinur Maxamed Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;

Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurteeda;

Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;

Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo carruurtooda;

Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo carruurtooda;

Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;

Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;

Cabdirisaq Maxamed Geedeeye  iyo Khadra Cabdillahi iyo carruurtooda;

Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;

Cabdicasiis Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa;

Ayaanle Maxamed Geedeeye;

Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Maxamud  Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Yasin Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa;

Saleban Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa;

Amina Maxamed Cali Geedeeye iyo caruurteeda;

Saciid Xasan Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa;

Khadra Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Sharmarke Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Cabdinasir Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Ikram Ibrahim Maxamed Geedeeye;

Xusen Xaji Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdillahi Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdicasiis Abdulle iyo Amal Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Maxamed Xusen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;

Maxamed cumar iyo Katun Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda;

Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda;

Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda;

Kamal Cabdi iyo Ayan Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda;

Cabdikhalaq Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda

WAXAY DHAMMAN TAHNIYAD IYO BOGAADIN FARXADI KU DHEEAHANTAHAY U DIRAYAAN

CABDIRASHID DAHIR FAARAX  IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA BARYAYNAA UGUNA DUCAYNAYNAA INAY KUWADA NOOLAADAAN GURI FARXAD IYO BARWAAQO LEH,  NOQDAANNA KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA  HELA.

AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

Dhismihii masjid jaamaca magaalada Qaydar oo si habsami ah u socda: Daawo Video-ga
Deegaanka Qaydar oo dhinaca Waqooyi ka Xiga Magaalada Buuhoodle ayaa haatan Waxaa ka soconaya Dhismaha Misaajid aad u Balaadha oo ah Misaajidka ugu Wayn deegaanada Ku hareeraysa Gobolka Cayn

Masaajidka waxaa dhismihiisa bilaabay qoyska reer Geedeeye iyagoo la gaashanaya dad badan oo muslimiinta ah kuna kala nool daafaha adduunka

Guddiga dhismaha masaajidku waxay mahad ballaadhan u soo jeedinayaan Jaaliyadda Soomaliyeed ee Kuwait iyo Safiya Saleban Geedeeye oo wacyigelinta iyo qabanqaabinta lacag ururinta masuul ka ahayd. Jaaliyadaa oo qayb weyn ka qaadatay dhismaha masaajidka. Waxayna guddigu ugu ducayanayaan jaaliyaddaa in ajar iyo axsaan ilaahay ka siiyo taageeradaa ay ka geysteen dhismaha gurigaa ilaahay.

Waxaa guddigu jaaliyadaha kale iyo ummadda muslinka ahba meel kasta oo ay joogaan ugu baaqayaa in ay ka soo qayb qaataan dhamaystirka masaajidka ama gurigaa ilaahay ee ajarka iyo khayraadka ay ka kasban donaan.

Daawo Sawiradda

Cali Dhagjar

Qaydar