wedDhamman qoyska reer Geedeeye iyo ehelada iyo qaraabada reer Qaydar waxay tahniyad kal iyo laaba u dirayaan  CABDIRISAAQ SICIID AW CABDI IYO KHADRA IBRAHIM MAXAMED GEEDEEYE oo habeenkii Khamiista ee bishu ahayd 19 June 2013, arooskoodu ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka Sool.  

 

Waxaa tahniyadan diraya:

Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda

Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda

Hooyo Cudbi Abokor iyo caruurteeda

Hooyo Faduma Axmed iyo caruurteeda

Hooyo Cibado Maxamud iyo caruurteeda

Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;

Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda

Xasan  Saleban Geedeeye iyo Amina Maxamed Xaji Axmed iyo carruurtooda

Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;

Cumar Maxamed Geedeeye  iyo Sahra Cabdi Burale iyo carruurtooda;

Cali-nur Maxamed Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;

Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurteeda

Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;

Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo carruurtooda;

Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo carruurtooda;

Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;

Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;

Cabdirisaq Maxamed Geedeeye  iyo Khadra Cabdillahi iyo carruurtooda;

Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;

Cabdicasiis Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa

Ayaanle Maxamed Geedeeye

Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

Maxamud  Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa

Yasin Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa

Saleban Maxamed Cali Geedeeye iyo xaaskiisa iy caruurtiisa

Amina Maxamed Cali Geedeeye iyo caruurteeda

 

Xusen Xaji Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdillahi Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdicasiis Abdulle iyo Amal Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed Xusen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed cumar iyo Katun Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda

Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda

Kamal Cabdi iyo Ayan Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda

Cabdikhalaq Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda

 

Sharmarke Ibrahim Maxamed Geedeeye

Cabdinasir Ibrahim Maxamed Geedeeye

Ikram Ibrahim Maxamed Geedeeye

 

Caaqil Cusman Adan Maxamud iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ibrahim Warsame Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Axmed-nur Cabdillahi Maxamud iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Maxamud Axmed Nadif iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Suri Cusman Xaashi

 

WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA  HELA

 

AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *